{"id":5619,"date":"2024-01-09T10:54:23","date_gmt":"2024-01-09T10:54:23","guid":{"rendered":"https:\/\/somvato.com\/en\/?p=5619"},"modified":"2024-01-09T10:54:26","modified_gmt":"2024-01-09T10:54:26","slug":"dhiidhiya-oo-dhabarka-goda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somvato.com\/en\/dhiidhiya-oo-dhabarka-goda\/","title":{"rendered":"DHIIDHIYA OO DHABARKA\u00a0 GODA"},"content":{"rendered":"\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Horudhac<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>DHIIDHIYA OO DHABARKA GODA waxay katarjumeysaa, shaqo adag. Shaqo adeegu waxay jiho uyeeshaa noolasha, waayo guul waliba ha&#8217;yaraato ama ha&#8217;weynaatee, waxay ka dhalataa shaqo adag.<\/p>\n\n\n\n<p><strong>DHIIDHIYA OO DHABARKA&nbsp; GODA<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Aan ku bilaabno, ereyga DHIIDHIYA macno ahaan wuxuu ka dhigayahay, kadagaalamma, diida, ka hor\u2019imaada. DHABARKA GODA waa shaqeysta, dadaala, karti iyo ad-adeeg yeesha.<\/p>\n\n\n\n<p>Noolasha si-looga gaaro guul dhab ah waxay ubaahantahay dadaal fara badan, waa inaad noqotaa qof aad udadaalaa, hadey ahaan laheed waxbarashada, shaqada iyo wlm.<\/p>\n\n\n\n<p>Abwaankii Soomaaliyee ee Carees Ciise ayaa tiriyey 1971. oo yiri.<\/p>\n\n\n\n<p><em>Gabdhaha dheel kooda,&nbsp;<\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>surwaal dheer iyo dharka cad,&nbsp;<\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>hore baan ugu dhunayee,&nbsp;<\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>dhalinteenooy dhaqsada,&nbsp;<\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>dhiidhiya oo dhabarka goda,&nbsp;<\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>ha dhoobnaanina dhabaha,&nbsp;<\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>dhaqaalaha sare udhiga.<\/em><\/p>\n\n\n\n<p>Abwaanku wagaas ayuu kahadlayaa &#8211; xaqiiqooyinka dhabta ah ee maantay jira, wuxuu dhalinyaradu kuu boorinayey. Gabaygaas wuxuu munaasab kuyahay noolasha maantay jirta, wuxuuna sitoos ah ula hadalayaa dhalinyarada iney horumarka ukacaan, dadaalka badiyaan.<\/p>\n\n\n\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Gunaanad:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Ugu dambeen, Dhaliyarooy aan dadaalno, aan dhiidino, dhabrka godano, dheedheesha iyo dhalanteedka aan ka harno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Horudhac DHIIDHIYA OO DHABARKA GODA waxay katarjumeysaa, shaqo adag. Shaqo adeegu waxay jiho uyeeshaa noolasha, waayo guul waliba ha&#8217;yaraato ama ha&#8217;weynaatee, waxay ka dhalataa shaqo adag. DHIIDHIYA OO DHABARKA&nbsp; GODA Aan ku bilaabno, ereyga DHIIDHIYA macno ahaan wuxuu ka dhigayahay, kadagaalamma, diida, ka hor\u2019imaada. DHABARKA GODA waa shaqeysta, dadaala, karti iyo ad-adeeg yeesha. Noolasha si-looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5620,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5619","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","hentry","category-uncategorized","post_format-post-format-video","post-wrapper","thrv_wrapper"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5621,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5619\/revisions\/5621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}