{"id":5622,"date":"2024-01-09T11:15:17","date_gmt":"2024-01-09T11:15:17","guid":{"rendered":"https:\/\/somvato.com\/en\/?p=5622"},"modified":"2024-01-09T11:16:38","modified_gmt":"2024-01-09T11:16:38","slug":"barbaarinta-caruurta-helicopter-parenting","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somvato.com\/en\/barbaarinta-caruurta-helicopter-parenting\/","title":{"rendered":"BARBAARINTA CARUURTA : HELICOPTER PARENTING\u00a0"},"content":{"rendered":"\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Horudhac<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Helicopter parenting waa in waalidku si&#8217;joogto ah ula socdo dhaqdhaqaaqa caruurta, isagoo ka warheynaya talaabo kasta ee uuqaado canuga. Sida ka laga fahmi karo laba erey (helicopter parenting). <\/p>\n\n\n\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Barbaarinta Ciyaalka: Helicopter parenting:&nbsp;<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Qeybtaan waxaan ku falanqeyneena nooca barbaarinta looyaqaan helicopter parenting, waa marka waalidku caruurtiisa marwaliba kor kala socdo, si\u2019gaar ah na u\u2019laasha oo mararka qaar kahor istaaga iney caruurta go\u2019aano qaataan &#8211; waalidka sidaan udhaqma waxay xooga saaraan iney ku adkeeyaan caruurtooda iney udhaqmaan sidey iyagu raali kayihiin.&nbsp;<\/p>\n\n\n\n<p>Balse taasi waxay leedahay cawaaqib mustaqbalka ah, iney caruurtu yeeshaan kalsooni daro ama waxa looyaqaan (low self-esteem) oo saameen xoogan kuyeelan kara mustaqbalka caruurta.<\/p>\n\n\n\n<p>Waa muhiim inuu waalidku lasocdo caruurtisa, balse waa in loo ogolaado caruurta xoriyad yar oo uu go\u2019aano shaqsi ah ku qaadan karo, kafakari karo waxa ufiican nafitiisa, iyo inuu barto siduu umaareen lahaa naftiisa. Cilmi baarisyo ey sameeyeen culimada seykologiga (psychology) waxaa lagu ogaaday iney aad uwanaagsantahay in caruurta wada dhashay loo kala sooco waxyaaba sida ey ukala leeyhiin, taasi waxay keeneysaa iney caruurta u barbaaraan kuwo yaqaana xaqooda.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaa muhiim ah:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>In loo ogolaadu xoriyad yar oo ku kudhaqdhaqaaqo (Go\u2019aamo kuqaato)<\/li>\n\n\n\n<li>In lagu abuuro kalsooni nafsiyan ah (Confidence &amp; Self-esteem)<\/li>\n\n\n\n<li>In loodiyaariyo mustaqbalka siduu uwajihi lahaa, ulana dhaqmi lahaa bulshada&nbsp;<\/li>\n\n\n\n<li>In lagu barbaariyo caruurta iney xalistaan mushkilaadkooda &#8211; waalidkana uu cawiye kaliya unoqdo.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Gunaanad:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Ugudambeen, waalidku waa waajib inuu sidhow ulasoco caruurtiisa, oo ka ilaali dhibaatooyinka kaga imaan kara xad gudub dad kale ey kusameeyeen, balse haddana waa inuu waalidku\u00a0 ku tababaraa caruurtiisa sidey naftooda u\u2019ilaashan lahaayen, xaqoodana udhacsan lahaayeen iyo ladhaqanka wanaagsan ee bushada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Horudhac Helicopter parenting waa in waalidku si&#8217;joogto ah ula socdo dhaqdhaqaaqa caruurta, isagoo ka warheynaya talaabo kasta ee uuqaado canuga. Sida ka laga fahmi karo laba erey (helicopter parenting). Barbaarinta Ciyaalka: Helicopter parenting:&nbsp; Qeybtaan waxaan ku falanqeyneena nooca barbaarinta looyaqaan helicopter parenting, waa marka waalidku caruurtiisa marwaliba kor kala socdo, si\u2019gaar ah na u\u2019laasha oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5623,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5622","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","hentry","category-uncategorized","post_format-post-format-video","post-wrapper","thrv_wrapper"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5622"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5625,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5622\/revisions\/5625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}