{"id":5626,"date":"2024-01-09T11:32:08","date_gmt":"2024-01-09T11:32:08","guid":{"rendered":"https:\/\/somvato.com\/en\/?p=5626"},"modified":"2024-01-09T11:32:10","modified_gmt":"2024-01-09T11:32:10","slug":"barbaarinta-caruurta-authoritative-parenting","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somvato.com\/en\/barbaarinta-caruurta-authoritative-parenting\/","title":{"rendered":"BARBAARINTA CARUURTA : AUTHORITATIVE PARENTING\u00a0"},"content":{"rendered":"\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Horudhac<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Barbaarinta caruurta wanaagsan waxay ubaahantahay kawarheyn adag. waalid waliba wuu jecelyahay inuu si&#8217;da ugu wanaagsan ubarbaariyo caruurtiisa. balse waxaa dhacda in waalidka qaar uu adeegsado talaabooyin adag oo uu u&#8217;adeegsado caruurta. <\/p>\n\n\n\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Barbaarinta Wanaagsan<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Authorative parenting waxaa loola jeeda &#8211; waalida sida saxda ah u\u2019isticmaala awoodiisa waalidnimo.&nbsp;<\/p>\n\n\n\n<p>Waalidka noocaan ah waxay kusifeesanyihiin.<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Iney lasocdaan caruurtooda.<\/li>\n\n\n\n<li>Su\u2019aalo farabadan weydiiyaan.<\/li>\n\n\n\n<li>Waxay ku dadaalaan iney caruurtooda waxbarashada kufiicnaadaan.<\/li>\n\n\n\n<li>Aqlaaqdooda hagaagto<\/li>\n\n\n\n<li>Dadnimadoodu toosto.<\/li>\n\n\n\n<li>iyo wixii lamid ah.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p>Faa\u2019idooyinka uu leeyahay waalida ka sidaan sameeyaa waxaa kamid ah.<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Waalidku wuxuu tabararayaa caruurtiisa, isla markaana wuxuu ku abuurayaa kal-gaceyl iyo naxariis waalinimo.<\/li>\n\n\n\n<li>sidoo kale caruurto waxay ku barbaarayaan kala garashada waxyaabaha waajib ka ku ah iyo waxyaabaha ey tahay inuu kafogaado.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p>Markuu waalidku sidaa ula dhaqmo caruurtiisa waxaa dhici karta, iney caruurta caroodaan, is-xumeeyaan, balse ugu dambeen caruurto wey garowsandoonaan, faa\u2019idada loowado.<\/p>\n\n\n\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Gunaanad:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p><strong>Waxaa muhiim ah.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>In waalidku mararka qaar u dhaga nuglaado caruurta oo dhageysto.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>In lala sheekeysto caruurta, si\u2019 lookobciyo fikirkooda iyo maskaxdooda.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>In laga fisho caruurta waxbadan.\u00a0<\/li>\n<\/ul>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Horudhac Barbaarinta caruurta wanaagsan waxay ubaahantahay kawarheyn adag. waalid waliba wuu jecelyahay inuu si&#8217;da ugu wanaagsan ubarbaariyo caruurtiisa. balse waxaa dhacda in waalidka qaar uu adeegsado talaabooyin adag oo uu u&#8217;adeegsado caruurta. Barbaarinta Wanaagsan Authorative parenting waxaa loola jeeda &#8211; waalida sida saxda ah u\u2019isticmaala awoodiisa waalidnimo.&nbsp; Waalidka noocaan ah waxay kusifeesanyihiin. Faa\u2019idooyinka uu leeyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5627,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5626","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","hentry","category-uncategorized","post_format-post-format-video","post-wrapper","thrv_wrapper"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5628,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5626\/revisions\/5628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}