{"id":5948,"date":"2024-01-14T12:24:51","date_gmt":"2024-01-14T12:24:51","guid":{"rendered":"https:\/\/somvato.com\/en\/?p=5948"},"modified":"2024-01-15T08:41:59","modified_gmt":"2024-01-15T08:41:59","slug":"maxaa-kadhiga-ganacsiyada-bilowga-ah-kuwo-guuleysta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somvato.com\/en\/maxaa-kadhiga-ganacsiyada-bilowga-ah-kuwo-guuleysta\/","title":{"rendered":"MAXAA KADHIGA GANACSIYADA BILOWGA AH, KUWO GUULEYSTA?\u00a0"},"content":{"rendered":"\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Horudhac<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Ma\u2019is weydiisay, maxaa kadhiga ganacsiyada kuwo guuleysta? Hadaba majiraan wax cajiib ah oo ey adeegsadaan, balse waxaa jira wadiiqooyin ey maraan, taasoo usahasha iney noqdaan ganacsiyo guuleysta.<\/p>\n\n\n\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Talaabooyinka Usahla Ganasiyadda iney Guulestaan<\/strong><\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li><strong>Inuu Ganacsigu Xaliyo Dhib Jira:<\/strong> Iska ilow inaad baadigoobtid fikradaha aad ka uwaaweyn. Ganacsiyadda guuleysta waxay ku dadalaan iney raadiyaan baahi jirta ama dhib jira kadiba ey xal ukeenaan. Waxay xooga saaraan xalin baahi jirta ayaagoo u\u2019adeegsanaya hab hal\u2019abuur leh.<\/li>\n\n\n\n<li><strong>Dhisid Koox Adag:<\/strong> Ogow awoodda ganacsi waxay kujirta kooxda shaqada heysa. Isku keen koox kulmisatay, shaqo adag iyo xirfad dhameystiran. Ka fogow inaad ku shaqaaleysiisid qof CV-giisa. Ka\u2019eeg shaqsiyadiisa ama shaqsiyadeeda. Ganacsiga waxaa qeyb ka ah guushiisa inuu tiimkiisu mideysanyahay, wada xiriirkooda furanyahay iyo aragti dhameeystiran.<\/li>\n\n\n\n<li><strong>Udiyaar garow isbadalka:<\/strong> Ganacsigu waa inuu udiyaar garoowaa isbadallada imaan kara, gaar ahaan marka lagujiro marxaladda bilowga ah, Diyaarin qorshe lagu dhaqmo markuu yimaado isbadal, dhanka suuqa, dhanka macaamiisha ama dhanka badeecadaha\/adeegyadda ah. Waa in latijaabiyaa mar xalado lagula macaamili karo isbadalladaas.<\/li>\n\n\n\n<li><strong>Kudhisid Ganacsiga Adeeg Macaamiil:<\/strong> Hadafka ganacsiga ha\u2019noqdo mid udub dhaxaad u\u2019ah u\u2019adeegidda macaamiisha, Fahanka baahiyaha macaamiisha iyo sidii ganacsigu ubuuxin lahaa baahiyahaas. Ku dadaal inaad farxad geliso macaamiishaada, waa inuu kuunoqdaa af-hayeen difaaca ganacsigaa, taasi uu uhorseedeysa ganacsigu inuu guul gaaro.<\/li>\n\n\n\n<li><strong>Dhaqangalintu waa Muhiim:<\/strong> Fikrad waliba oo wanaagsani waxay ubaahantahay dhaqangalin. Ganasigu markuu bilowga yahay, waxa ka horyimaada caqabado badan, waxaad ubahaantahay inaad dhaqangaliso talaabooyinka iyo nidaamka aad udajisay ganacsigaaga.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p style=\"font-size:26px\"><strong>Gunaanad:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Ugu dambeyn: In ladhiso ganacsi guuleysta kaliya uma baahna inaad adeegsatid tiknoolojiyad casri ah, iyo xayeesiino. Ganacsigu waa inuu xaliyaa dhibaato kajirta suuqa, inaad xooga saartid dhisid xoog adag oo xirfadahoodu udhameystiranyihiin, iyo inaad udiyaargarowdid caqabadaha ku\u2019imaan kara ganacisga. Ogow Guusha ganacisgu umatimaado si\u2019dhaqso ah, waxay qaadataa waqti, badi dadaalka,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Horudhac Ma\u2019is weydiisay, maxaa kadhiga ganacsiyada kuwo guuleysta? Hadaba majiraan wax cajiib ah oo ey adeegsadaan, balse waxaa jira wadiiqooyin ey maraan, taasoo usahasha iney noqdaan ganacsiyo guuleysta. Talaabooyinka Usahla Ganasiyadda iney Guulestaan Gunaanad: Ugu dambeyn: In ladhiso ganacsi guuleysta kaliya uma baahna inaad adeegsatid tiknoolojiyad casri ah, iyo xayeesiino. Ganacsigu waa inuu xaliyaa dhibaato [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":5949,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5948","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","hentry","category-uncategorized","post_format-post-format-video","post-wrapper","thrv_wrapper"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5948","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5948"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5954,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5948\/revisions\/5954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somvato.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}