Kobci Ganacsigaaga, Ha Guuleysto Qorshahaaga

Categories Koorsoyin Ganacsi
5.00(1 Ratings)

About Course

Koorsadan waxa ay ka caawineysaa ganacsata ku howlahan hormarinta ganacsigooda iyo kuwa raba in ay hadda sameeyaan ganacsi saameyn leh iyagoo baranaya asaasiyaadka guusha iyo kobcinta ganacsiga nuucyadiisa kala duwan
Show More

What I will learn?

  • Kobcinta ganacsiga
  • Maareynta ganacsiga
  • Kordhinta iibka shirkadda

Course Curriculum

Casharada Koorsada
Casharada Koorsada

  • Lesson 1: Soo dhoweyn iyo sharaxaad guud
    09:48
  • Lesson 2: Kobci naftaada si aad u caawisid ganacsigaaga
    09:16
  • Lesson 3: Muhiimada xiriirka dadka & shaqaalaha
    02:13
  • Lesson 4: Farsamooyinka sare u qaadista xiriirka dadka
    09:54
  • Lesson 5: Ogaanshaha caqabadaha horistaagi kara korrinka shirkadaada
    09:53
  • Lesson 6: Xalinta mashaakilka hortaagan kobaca shirkadaada
    11:05
  • Lesson 7: Ku guuleyso cabsida aad ka dareemeysid kobcinta ganacsiga
    11:47
  • Lesson 8: Baro heerarka uu mari karo kobaca ganacsigaaga
    05:38
  • Lesson 9: Talooyin ku aadan culeysyada ku soo wajihi kara
    02:46
  • Lesson 10: Qaabka loo qaato shaqaale munaasab ah
    06:09
  • Lesson 11: Iska ilaali qaraabada, iskuna ilaali: Talooyin ku aadan arintaas
    02:52
  • Lesson 12: Dibaaladda iibka – Sales Funnel
    13:36
  • Lesson 13: Hanaanka kordhinta iibka – Sales Process
    11:12
  • Lesson 14: Maareynta maaliyadda shirkadda
    05:43
  • Lesson 15: Isticmaalidda baraha bulshada si aad u kobcisid ganacsigaaga
    02:17
  • Lesson 16: Dib u eegista howlaha ka dhex socda shirkadda
    05:34
  • Lesson 17: Farsamooyin kaa caawinaya kobcinta ganacsigaaga
    10:25

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
S
2 years ago
Great course
$75.0

A course by

Abdiwahab A. Elmi
Abdiwahab A. Elmi
Senior Expert

Material Includes

  • 2.10 saacadood oo muuqaal ah
  • Xilli kasta oo aad daaawan kartid
  • In aad ka isticmaali kartid mobile iyo computer
  • Shahaado cadeyneysa in aad dhameysay koorsada
  • Kulano toos ah oo lala yeelanayo macalinka

Target Audience

  • Ganacsatada leh shirkadaha yaryar
  • Maamulayaasha raba in ay kobicyaan ganacsigooda
  • Qofkasta oo raba in uu bilaabo ganacsi

Hormari Naftaada, Ha Guuleysto Qorshahaaga