Iibka & Suuqgeynta: Hormari xirfadaada, ha bato iibkaaga

Categories Koorsoyin Ganacsi
0(0 Ratings)

About Course

Koorsadan waxa ay ka caawineysaa dhamaan inta kuhowlan suuqgeynta iyo iibka badeecad ama adeeg xirfadaha casriga ee looga baahanyhaya suuqa maanta. Asaasiyaad suuqgeynta iyo iibka waa u muhiim shaqaalaha shirkadaha iyo ardayda dooneysa in ay mustaqbalka ka shaqeeyaan waaxda suuqgeynta iyo iibka iyagoo helaya xirfado lama huraan u ah guushooda.
Show More

What I will learn?

  • Xirfadda iibka & suuqgeynta
  • Sameynta iib badan
  • Barashada fanka ka dhaadhicinta dadka

Course Curriculum

LIISKA CASHARADA KOORSADA
LIISKA CASHARADA KOORSADA

  • Lesson 1: Soo dhoweynta & horudhaca iibka & suuqgeynta
    10:37
  • Lesson 2: Yeelashada fikir sax ah dhanka iibgeynta
    07:15
  • Lesson 3: Baro qaababka ay dadka wax u iibsadaan: Why people buy
    10:45
  • Lesson 4: Sidaad u fahmi lahyed culeyska haysta macaamiisha, una xalin laheyd
    10:20
  • Lesson5: Baro nuucyada kala duwan ee suuqgeynta
    10:01
  • Lesson 6: Baro nuucyada suuqgeynta Affiliate, Guerrilla, & Word-of-Mouth
    06:00
  • Lesson 7: Baro nuucyada xayeesiinta loo sameeyo (Digital Marketing)
    08:10
  • Lesson 8: Sida loo sameeyo qorsheynta suuqgeynta wanaagsan
    09:15
  • Lesson 9: Sida loo howlgeliyo shaqaalaha iibka
    08:30
  • Lesson 10: Hanaanka la maro marka wax la iibinayo (Effective Sales Process)
    10:20
  • Lesson 11: Baro sifooyinka iibiyaha guuleysta (Successful Sales Person)
    08:48
  • Lesson 12: Bar xiriirka horseeda iibka wanaagsan (Effective Sales Communication)
    10:26
  • Lesson 13: Tusaale ku aaddan dabaalada iibka (Sales Funnel)
    04:20

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$25.0 $50.0

A course by

Abdiwahab A. Elmi
Abdiwahab A. Elmi
Senior Expert

Material Includes

  • 2.10 saacadood oo muuqaal ah
  • Xilli kasta oo aad daaawan kartid
  • In aad ka isticmaali kartid mobile iyo computer
  • Shahaado cadeyneysa in aad dhameysay koorsada
  • Kulano toos ah oo lala yeelanayo macalinka

Target Audience

  • Shaqaalaha ka shaqeynta suuqgeynta & iibka
  • Maamulayaasha waaxda suuqgeynta & iibka
  • Ardayda dooneysa in ay ku biiraan suuqa shaqada

Hormari Naftaada, Ha Guuleysto Qorshahaaga