U Diyaarinta Dhallinta Guusha Nolosha

Koorsooyin & barnaamijyo si gaar ah loogu diyaariyay dhallinyarada dooneysa in ay hormariyaan naftooda & ganacsigooda, heer billaw ilaa sare, goor waliba & goob waliba

20K+

Macaamiil Diiwaangelsan

750+

Casharo Xul Ah, Dhinacyo Badan

13K+

Shaqaale Shirkadaha aan Tababarnay

50+

Wadamada ay Kala Joogaan Ardayda

Kuuguma filna waxbarashada maanta ka jirta iskuulada & jaamacadaha. waxaad u qalantaa fursad ka waxtar badan middaas.

Waxbarasho Ka Duwan Midii Hore

Kuma qasbanid in aad fadhisid fasal jaamacadeed muddo sanado ah si aad u heshid xirfado aad ku hormarisid naftaad & ganacsigaaga. Somvato waxa ay kuu diyaarisay baraamijyo & koorsooyin ku saleysan nimaadka waxbarashada casrigaah (Online & In-person)

  • Fasalo toos ah (online & In-Person)
  • Koorsooyin maqal & muuqaal ah
  • Buugaag & agab waxbarasho
  • Goob waliba, goor waliba
BRAVO SUCCESS
henryford quote

Billaw Safarkaaga Maanta

Somvato English

Hormari Xirfadaada Luuqadda Ingiriiska

Luuqadda Ingiriiska waxaa ku hadla in ka badan 1 bilyan oo qof waana luuqadda loogu isticmaalka badanyahay dhanka xiriirka & ganacsiga.

Ku baro luuqadda nidaamka caalamiga ah ee CEFR - Common European Framework of Reference for Language - oo laga isticmaalo in ka badan 100 dal

somvato cefr a1

ENGLISH

English A1: Beginner Level - CEFR Based

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato cefr a2

ENGLISH

English A2: Pre-Intermediate - CEFR Based

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato cefr b1

ENGLISH

English B1: Intermediate Level 1 - CEFR Based

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato cefr b2

ENGLISH

English B2: Intermediate Level 2 - CEFR Based

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato cefr c1

ENGLISH

English C1: Personal Fluency - CEFR Based

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

Coming Soon

somvato cefr c2

ENGLISH

English C2: Personal Proficiency - CEFR Based

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

Coming Soon

A1Grammar

ENGLISH

English A1: Practical Grammar - CEFR Based

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato a2 grammar

ENGLISH

English A2: Practical Grammar - CEFR Based

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

personal dev icon

Hormari Xirfadahaaga Qarniga 21aad

Hormarka casrigan waxa uu dalbanayaa in uu qofku hormariyo naftiisa goor waliba oo uu helo xirfadaha casrigan aadka loogu baahanyahay dhanka maareynta shaqsiyadda, kumbiyutarka, ganacsiga iyo dhinacyada kale. Qaado koorsooyin & barnaamijyo si heer sare ah loo diyaariyay oo kaa caawinaya in aad durba wax ka badashid noloshaada insha Allah

Somvato personal dev

PERSONAL

Isbaro Aad Guuleysatide - Personal Development

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

sahayda shaqadonka

PERSONAL

Sahayda Shaqadoonka - Job Search

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato business communication

PERSONAL

Basaboorka Guusha - Communication Skills

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato business deve

Hormari Xirfadahaaga Ganacsiga

Xirfadaha ganacsiga waa u muhiim qof waliba oo doonaya in uu ganacsi bilaabo, ka shaqeeyo ama maamulo. Xiradaha sida iibka, suuqgeynta, xanaanada macaamiisha, maamulka & maareynta, maaliyadda iyo kuwo kale oo badan ayaad ka heli doontaa machadka Somvato adigoo ku qaadan doona koorsooyin & barnaamijyo loo diyaariyay si heer sare ah insha Allah
somvato start business

BUSINESS

Billaw Ganacsigaaga - Start My Business

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato kobci ganacsi

BUSINESS

Kobci Ganacsgiaaga - Grow My Business

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

iibka logo

BUSINESS

Iibka & Suuqgeynta - Sales & Marketing

Abdiwahab A. Elmi, PhD

USD 50

USD 25 - Hal Sano

Hormari Xirfadahaaga Teknolojiyadda

Xirfadaha teknolojiyadda waa u muhiim hormarka shaqsi iyo shirkad waliba oo dooneysa in ay hormar ka sameyso noloshan casriga ah. Machadka Somvato waxa uu kuu diyaariyay koorsooyin & barnaamijyo practical ah oo laguugu barayo barnaamijyada casriga ah iyadoo ay dhigayaan macalimiin u leh khibrad wanaagsan maadooyinka ay dhigayaan
somvato Premier Pro

TECHNOLOGY

Barnaamijka Muuqaalada - Premier Pro

Eng. Amiin

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato MSWord

TECHNOLOGY

Barnamijka Qoraalka: Microsoft Word

Eng. Ahmed

USD 50

USD 25 - Hal Sano

somvato MS Excel

TECHNOLOGY

Barnamijka Xisaabaadka: Microsoft Excel

Eng. Ahmed

USD 50

USD 25 - Hal Sano

powepoint logo

TECHNOLOGY

Barnamijka Bandigga Xogta: Microsoft Powerpoint

Eng. Ahmed

USD 50

USD 25 - Hal Sano

Si fudud ula soco heerkaaga waxbarashada

somvato mobile

Nidaamkeena waxbarashada waxa uu kuu ogolaanayaa in aad ku qaadatid casharadaada si waliba: Desktop, Laptop, Mobile.

Sidoo kale waxaad si fudud ula socon kartaa heerarka aad ka mareysid koorsooyinka & barnaamijyada aad ka diiwangelsantahay.

somvato metrics

ADEEGA GAARKA AH - VIP SERVICE

tababar & latalin gaar ah - VIP Coaching

  • U hel  culeyska ku haysta talooyin gaar ah
  • Hel tababaro & waxbarasho kuu gaar ah adiga
  • Kaligaa hel adeeg ama ka mid ah koox aad isku baahi tihiin
  • Kalsooni, ammaan, iyo horumar joogto ah
  • Goob waliba, goor waliba

Adeegan waxa uu iga xaliyay culeysyo badan oo iga haystay nolosheyda gaarka ah, mana u maleynayo in aan kaligeey xalisan karay arimahaas. Mahadsanidiin - Mohamed A. A, USA

somvato VIP

Qiimaha Koorsooyinka

Dhammaan

Ka faaideyso dhammaan koorsooyinka ku jira nidaamkeena waxbarashada onlineka 

$250

/ Hal Sano

Badbaadso lacag badan

WAXAAD HELEYSAA...

  • Dhammaan. koorsooyinka ku jira nidaamkeena
  • In aad ka faaideysan kartid muddo 1 sano ah 
  • In aad heshid dhamman buugaagta, leyliyada, maqalka, & muuqalada, & shahaado
  • In aad ku heleysid koorso waliba oo lagu soo daro nidaamka lacag la'aan - FREE - inta lagu jiro sanadka
  • In aad heleysid qiimo dhimis 15% ah marka aad cusbooneysaneysid adeegan

Kumanan shaqaalaha shirkadaha ayaa ka faaideystay somvato

Waxaa wax naga barta in ka badan 20,000 arday, caalamka oo idil

"


Waxaan ahaa qof indho xiran ka hor koorsooyinka machadka Somvato. Waxaan bartay sida loola hadlo dadka waxna looga iibiyo.


Kalsooni ayaan dareemayaa oo ah in aan sameyn karo horumar hadana waxaan joogaa meel ka fiican meeshii shalay


Mohamed Abdullahi Mohamud

"


Aniga ma ahi qof soo bartay ganacsiga, wax badanna ayaan ka faaiday koorsooyinka ganacsiga.


Farqiga koorsooyinka BRAVO waxaa ka muuqata in ay dadaal badan la geliyay koorsooyinka si ka duwan koorsooyinka kale ee yaala internetka.


Safiyo Shukri Hilowle

"


Waxaan ka u mahadcelinayaa teamka BRAVO gaar ahaan Abdiwahab oo talooyinkiisa ay u dhigmaan 50 sano oo waxbarasho ah. Heerka aan joogo waxaan ku gaaray talooyinkii aan ka helay BRAVO.  Waan kula talin lahaa dhammaan dadka in ay ka faaideystaan


Bile Adan Abdullahi

>