Sahayda Shaqadoonka

JOB SEARCH SKILLS COURSE

$50

$25

Save 50%

Hal mar dhiib

Koorsadan waxa ay caawineysaa dadka shaqo doonka ah gaar ahaan ardayda marka dhow ka soo qelinbiyay jaamacada iyo iskuulada. Waxaa lagu sharxayaa farsamooyinka loo isticmaalo suuqa shaqada iyadoo qofka la siinayo tusaalooyin oo uu hore ka dabaqi karo. Laga bilaabo xogta suuqa shaqada dunida iyo mida Soomaaliya, qorida CVyada, gelida wareysiyad ilaa sida uu u dhaqmayo qofka 30 maalmood ee ugu horeysa marka uu helo shaqada ayaad ku baraneysaa insha Allah.

  • Baro sida loo qoro CVyada heerarkooda kala duwan oo loogu talo galay shaqooyin kala duwan
  • Baro sida la isugu diyaariyo looguna guuleysto wareysiyada shaqada
  • Baro sida loo sameeyo gorgortan fiican dhanka mushaaraadka shaqada
  • Baro waxaad qaban laheyd 90ka maalmood ee ugu horeeya marka aad ku guuleysatid shaqada

Casharada Koorsada

1. Xaalada Suuqa Shaqada Dunida - State of World Job Market

  • Heerka shaqo la'aanta dunida
  • Heerka shaqo la'aanta Soomaaliya
  • Shaqo nuucee ah ayaad qaban kartaa oo aad raadineysaa?
  • Nuucyada shaqooyinka jira
  • Maxaa kula gudboon hadii aad waysid shaqadii aad rabtay?
  • TIJAABI FAHAMKAAGA

2. Aasaasiyaadka Xiririirka Dadka - Basics of Communication Skills

  • Fahamka muhiimada xirafaha la xiriirka dadka
  • 4ta qeybood ee asaaska u ah la xiriirida dadka
  • Fahmidda iyo maareynta dareenka dadka kale
  • Muhiimada koobidda hadalka iyo waji furnaanta
  • Kalsooni ku qabidda naftaada iyo shaqo raadintaada xiriirka ka dhaxeeya
  • Caqi yeelo oo baro sida loo gaaro shaqadii aad ku taameysay
  • Baro furayaasha xiriirka dadka iyo maareynta waqtiga
  • TIJAABI FAHAMKAAGA

3. Sida Loo Raadiyo Shaqooyinka - Effective Job Search

  • Farsamooyinka raadinta shaqo fiican
  • Talooyin ku aadan dhalinyarada shaqo doonka ah
  • Ka baro casharo khibradan oo 100 sano kaaga timid
  • Qalaadka ay galaan dadka shaqo doonayaasha ah
  • Sida asxaabtaada fiican ay qeyb uga noqon karaan shaqo raadintaada
  • Sidaad u yeelan laheyd meel aad ku xifdisid xiriirada aad sameysid
  • Sidaad ugu isticmaali laheyd teknolojiyada shaqo raadintaada: LINKEDIN WEBSITE
  • TIJAABI FAHAMKAAGA

4. Sidaad U Qori Laheyd CV Saameyn Yeesha - Writing Impressive CV

  • Baro fariga u dhaxeeya CV iyo RESUME
  • Nuucyada ay u kalabaxaan CVyada
  • Tusaalooyink ku saabsan qaabka loo qoro CVyada
  • Baro qeybaha iyo qoraalada muhiimka u ah CVgaaga iyo sida loo qoro
  • Tusaale CV qof khibrad leh iyo qof bilaaw ah intaba
  • TIJAABI FAHAMKAAGA

5. Sidaad Ugu Guuleysan Laheyd Wareysiga - Shining in Job Interview

  • 10 talo oo kaa anfaceysa ku guuleysida wareysiga shaqada
  • 10 suaalo oo laga yaabo in laguugu weydiiyo wareysiga dhexdiisa iyo jawaabahooda
  • Jawaabta aad ka bixineysid suaasha "Iska sheekee adiga" "tell me about yourself"
  • Diyaargarowga wareysiga shaqada: labiska, jiifka habeenka ka horeeya, cunnada iyo luuqada jirka
  • TIJAABI FAHAMKAAGA

6. Dabagalka & Gorgortanka Mushaarka - Followup & Negotations

  • Sidee loo dabagalaa codsi shaqo aad horay u dirsatay?
  • Tusaale dabagal email iyo telefon
  • Sifooyinka dadka sida wacan wax u iibiya
  • 10 talo oo ku saabsan gorgortanka mushaarka
  • TIJAABI FAHAMKAAGA

7. Sidaad Uga Faaideysan Laheyd Asxaabtaada - Leveraging Networks

  • Sidaad uga dhigi laheyd asxaabtaada kuwo kula raadiya shaqada
  • Isticmaal farsamooyin la hubiyay oo kaa caawinaya dhanka asxaabta
  • Sidaad uga faaideysan laheyd baraha bulsha marka aad raadineysid shaqo
  • TIJAABI FAHAMKAAGA

8. 90 Maamlood ee Kuugu Horeysa Shaqada - First 90 Days @ Job

  • Sideed u dhaqmeysaa 90ka maalmood ee ugu horeysa kadib marka aad shaqada heshid?
  • 30 maalmood ee ugu horeysa iyo meela aad diirada saareysid si aad u guuleysatid
  • Sidaad u kala fahmi laheyd waxa mudnaanta leh iyo jadwal u dejinteeda
  • Farsamooyin hore loo tijaabiyay oo aad dabaqi kartid
  • TIJAABI FAHAMKAAGA

9. Lifaaq: CVyo diyaarsan oo aad isticmaali kartid

  • In ka badan 20 CVyo diyaarsan oo aad wax ka badli kartid kadibna aad isticmaali kartid. Waxa ay isugu jiraan teknoloji, caafimaad, ganacsiga, engineering iyo qeybo kale 
somvato who can take course?

Yaa qaadan kara koorsadan?

  • Ardayda dhigata iskuulada iyo jaamacadaha ee doonaya in ay raadsadaan shaqo
  • Arday ka qelin jebisay jaamacadaha ee isu diyaarinaya suuqa shaqada
  • Qof waliba oo doonaya in uu si fiican isu gado oo uu muujiyo xirfadiisa 

Macalinka koorsada

bravo consultant Abdiwahab

Abdiwahab A. Elmi, Ph.D.

la taliye & tababare

Macalinka waxa uu leeyahay khibrad macalinimo iyo shaqo oo ka badan 20 sanadood. Waxa uu wax ka soo dhigay jaamacadaha ugu waaweyn dalka Soomaliya heerka 1aad iyo heerka 2aad ee waxbarashada.

Mudane Abdiwahab waxa uu ku soo qaatay waxbarashadiisa Somalia, Malaysia, USA iyo Latin America.
Mudane Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya isagoo bixiyay in ka badan 15,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed

Waxyaabaha aad ka heli kartid koorsada

somvato course resources
  1. 1
    Buuga koorsada
  2. 2
    Suaalo & jawaabo
  3. 3
    Kulan online
  4. 4
    Shahaado

Isdiiwaangeli hadda

Sahayda Shaqadoonka

$50

$25

Save 50%

Halmar bixi

Koorsadan waxa ay caawineysaa dadka shaqo doonka ah gaar ahaan ardayda marka dhow ka soo qelinbiyay jaamacada iyo iskuulada. Waxaa lagu sharxayaa farsamooyinka loo isticmaalo suuqa shaqada iyadoo qofka la siinayo tusaalooyin oo uu hore ka dabaqi karo. Laga bilaabo xogta suuqa shaqada dunida iyo mida Soomaaliya, qorida CVyada, gelida wareysiyad ilaa sida uu u dhaqmayo qofka 30 maalmood ee ugu horeysa marka uu helo shaqada ayaad ku baraneysaa insha Allah.

Hel dhamaan. badbaadso lacag

somvato all access pass

All-Access Pass

Qaado dhamaan koorsooyinka ku jira madasheena adigoo ku helaya qiimo aad uga hooseeya hadii aad u iibsatid mid mid

$175

Save $50+

Student testimonials

>