somvato VIP member

Waxbarasho & Latalin
 Gaar ah

VIP Service

Adeegan waxaa loogu talo galay shaqsiyaadka raba in ay hormariyaan naftooda oo ay xal u helaan culeysyada nolosha ka soo wajaha naftooda iyo qoyskooda. Qofka waxa uu iska diiwaangeleinayaa mid ka mid nuucyada adeega hoos ku xusan:

somvato vip coaching

Waxbarasho Kuu Gaar Ah

1:1 VIP Coaching

Si gaar ah oo degdeg ah sare ugu qaad xirfadahaaga hormarinta nafta & ganacsiga adigoo helaya tababar & waxbarasho kuu gaar ah, laguna xalinayo culeysyada kaa haysta dhan waliba.

business Development

English Mastery

Professional Success

Institutional Development

Qiimaha

$950

Save 30%

Bixinta Bil Waliba

U waxbaro sida aad rabtid KALIGAA adigoo xalinaya mushkiladda sida gaarka ah kuu haysata, waqti badana aanan ku lumineynin maadooyin kale oo laga yaabo in aadan weligaa isticmaalin, goor waliba & goob waliba oo aad joogtid

  • Manhaj gaar kuu ah
  • Labo kulan isbuuc waliba
  • Kulan waliba 60 daqiiqo
  • Kulan waliba oo la duubayo
  • dhamman korsoyinkeena - FREE
  • Xilliga munaasabka kuu ah goor waliba

FIIRO GAAR AH: Ardayga wax baranaya waxa uu gali doonaa heshiis shaqo, shuruudahana waxaa ka mid ah in waxbarashada ay soconeyso ugu yaraan lix (6 bilood), kadibna heshiiska la cusbooneysinayo ama la joojinayo.

somvato vip counselling
somvato VIP Coaching

LATALIN GAARKA AH

Waa kulan gaar ah oo aan la yeelaneyno shaqsiyaadka doonaya in ay xaliyaan arimahooda gaaarka ah iyagoo talooyin ku aadan maareynta mashaakilka ka haysta naftooda, ganacsigooda, & qoyskooda. Kulanka wuxuu noqon karaa si toos ah (Xafiiskeena) ama fogaan arag (Online)

ARIMAHA SHAQSIGA

  • Hormar la'aanta
  • Culeysyada nafsiyadeed
  • Qorsheynta barnaamijyo cusub
somvato personal counselling

ARIMAHA QOYSKA

  • Xalliinta khilaafaadka qoyska
  • Tarbiyada caruurta
  • Nidaaminta maaliyada qoyska
somvato family counselling

Qiimaha

$100

Hal Saac

Si degdeg ah ugu hel xal iyo talo ku aadan dhibka kaa haysta naftaada, qoyskaaga, iyo ganacsigaaga adigoo nala qaadanaya 60 daqiiqo oo si gaar ah lagu lafagurayo arintaada.

  • hal modwuuc 
  • kulan 60 daqiiqo ah
  • talooyinka oo aad qoraal ku hesid
  • xilliga munaasabka kuu ah
  • Qiimo dhimis 15% kulanada dambe
  • Sirtaada oo la xifdiyo 1000%
>