O N L I N E C O U R S E

Iibka & Suuqgeynta
SALES & MARKETING COURSE
$50
$25
Save 50%
Hal mar dhiib
U Gaar Ah Koorsooyinkeena
Ku Saabsan Koorsada
Koorsadan waxa ay ka caawineysaa dhamaan inta kuhowlan suuqgeynta iyo iibka badeecad ama adeeg xirfadaha casriga ee looga baahanyhaya suuqa maanta. Asaasiyaad suuqgeynta iyo iibka waa u muhiim shaqaalaha shirkadaha iyo ardayda dooneysa in ay mustaqbalka ka shaqeeyaan waaxda suuqgeynta iyo iibka iyagoo helaya xirfado lama huraan u ah guushooda.
Si Kooban:
$25 | |
46 Cashar | |
3 saac muuqaal | |
Heer Billaw | |
Shahaado Haa | |
Buug Haa |
Qaad Talaabo:
Macalinka:

Macalinka waxa uu leeyahay khibrad macalinimo iyo shaqo oo ka badan 20 sano isagoo ka soo shaqeeyay shirkadaha & jaamacadaha ugu waaweyn dalka.
Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi waxa uu sitaa shahaadada heerka ugu sareeya waxbarashada ee PhD isagoo ku soo qaatay waxbarashadiisa dalalka Soomaliya, Malaysia, USA & Cost Rica. Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.
Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer
Manhajka Koorsada:
Hel dhamaan. badbaadso lacag
All-Access Pass - Hel Dhammaan Koorsooyinkeena
Qaado dhamaan koorsooyinka ku jira madasheena adigoo ku helaya qiimo aad uga hooseeya hadii aad u iibsatid mid mid
$200
Save $$$

Student testimonials