O N L I N E C O U R S E

Kobci Ganacsigaaga
GROW YOUR BUSINESS
$75
$50
Save $$$
Hal mar dhiib
U Gaar Ah Koorsooyinkeena
Ku Saabsan Koorsada
Koorsadan waxa ay ka caawineysaa shaqsiyaad ku howlahan hormarinta ganacsigooda iyo kuwa raba in ay hadda sameeyaan ganacsi saameyn leh iyagoo baranaya asaasiyaadka guusha iyo kobcinta ganacsiga nuucyadiisa kala duwan
Si Kooban:
$35 | |
20 Cashar | |
2 saac muuqaal | |
Heer Billaw | |
Shahaado Haa | |
Buug Haa |
Qaad Talaabo:
Macalinka:

Macalinka waxa uu leeyahay khibrad macalinimo iyo shaqo oo ka badan 20 sano isagoo ka soo shaqeeyay shirkadaha & jaamacadaha ugu waaweyn dalka.
Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi waxa uu sitaa shahaadada heerka ugu sareeya waxbarashada ee PhD isagoo ku soo qaatay waxbarashadiisa dalalka Soomaliya, Malaysia, USA & Cost Rica. Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.
Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer
Manhajka Koorsada:

Hel dhamaan. badbaadso lacag
All-Access Pass - Hel Dhammaan Koorsooyinkeena
Qaado dhamaan koorsooyinka ku jira madasheena adigoo ku helaya qiimo aad uga hooseeya hadii aad u iibsatid mid mid
$200
Save $+++
marqaatiga Ardayga