BARBAARINTA CARUURTA : AUTHORITATIVE PARENTING 

0  comments

January 9

Horudhac

Barbaarinta caruurta wanaagsan waxay ubaahantahay kawarheyn adag. waalid waliba wuu jecelyahay inuu si’da ugu wanaagsan ubarbaariyo caruurtiisa. balse waxaa dhacda in waalidka qaar uu adeegsado talaabooyin adag oo uu u’adeegsado caruurta.

Barbaarinta Wanaagsan

Authorative parenting waxaa loola jeeda – waalida sida saxda ah u’isticmaala awoodiisa waalidnimo. 

Waalidka noocaan ah waxay kusifeesanyihiin.

  • Iney lasocdaan caruurtooda.
  • Su’aalo farabadan weydiiyaan.
  • Waxay ku dadaalaan iney caruurtooda waxbarashada kufiicnaadaan.
  • Aqlaaqdooda hagaagto
  • Dadnimadoodu toosto.
  • iyo wixii lamid ah.

Faa’idooyinka uu leeyahay waalida ka sidaan sameeyaa waxaa kamid ah.

  • Waalidku wuxuu tabararayaa caruurtiisa, isla markaana wuxuu ku abuurayaa kal-gaceyl iyo naxariis waalinimo.
  • sidoo kale caruurto waxay ku barbaarayaan kala garashada waxyaabaha waajib ka ku ah iyo waxyaabaha ey tahay inuu kafogaado.

Markuu waalidku sidaa ula dhaqmo caruurtiisa waxaa dhici karta, iney caruurta caroodaan, is-xumeeyaan, balse ugu dambeen caruurto wey garowsandoonaan, faa’idada loowado.

Gunaanad:

Waxaa muhiim ah.

  • In waalidku mararka qaar u dhaga nuglaado caruurta oo dhageysto.
  • In lala sheekeysto caruurta, si’ lookobciyo fikirkooda iyo maskaxdooda.
  • In laga fisho caruurta waxbadan. 

Tags


You may also like

Ku Hormari Naftaada Xirfadaha Qarniga 21aad

  • Hormarinta Shaqsiyadda
  • Hormarinta Ganacsiga
  • Hormarinta Luuqadda
>