O N L I N E  C O U R S E

somvato sales & marketing

Iibka & Suuqgeynta

SALES & MARKETING COURSE

$50

$25

Save 50%

Hal mar dhiib

U Gaar Ah Koorsooyinkeena

  • Muuqaalo tayeysan
  • Baro waqtigaad rabtid
  • Imtixaano & leyliyo
  • Kubaro af Soomaali
  • Ku baro mobilkaaga
  • Ka faaideyso 12 bilood

Ku Saabsan Koorsada

Koorsadan waxa ay ka caawineysaa dhamaan inta kuhowlan suuqgeynta iyo iibka badeecad ama adeeg xirfadaha casriga ee looga baahanyhaya suuqa maanta. Asaasiyaad suuqgeynta iyo iibka waa u muhiim shaqaalaha shirkadaha iyo ardayda dooneysa in ay mustaqbalka ka shaqeeyaan waaxda suuqgeynta iyo iibka iyagoo helaya xirfado lama huraan u ah guushooda.

  • Famida micnaha saxda ah ee suuqgeynta iyo iibka xirfadeysan
  • Yeelashada adkeysiga uu u baahanyahay suuqa adigoo raacaya talaaboyin la tijaabiyay
  • Fahmida muhiimada ay teknolojiyadu uleedahay suuqgeynta & iibka
  • Fahmida nuucyada kala duwan ee macaamiisha aad wax ka iibin kartid

Si Kooban:

$25

46 Cashar

3 saac muuqaal

Heer Billaw

Shahaado Haa

Buug Haa


Macalinka:

bravo consultant Abdiwahab

Macalinka waxa uu leeyahay khibrad macalinimo iyo shaqo oo ka badan 20 sano isagoo ka soo shaqeeyay shirkadaha & jaamacadaha ugu waaweyn dalka.
Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi waxa uu sitaa shahaadada heerka ugu sareeya waxbarashada ee PhD isagoo ku soo qaatay waxbarashadiisa dalalka Soomaliya, Malaysia, USA & Cost Rica. Sidoo kale Dr. Abdiwahab waxa uu u yahay la talaliye iyo tababare joogto ah shirkadaha waaweyn ee dalka Soomaliya & heyado caalami ah, isagoo bixiyay in ka badan 25,000 saacadood oo tababaro lagu hormarinayo xirfadaha shaqaalaha iyo ardayda Soomaliyeed.

Bil waliba waxaa ka faaideysta muuqaladiisa baraha bulshada boqolaal kun oo ku kala nool dunida dacaladeeda, iyadoo muuqaalada qaar la daawaday dhoor milyan oo jeer

Manhajka Koorsada:

MODULE 1. Horudhaca Koorsada

  • Muhiimada suuqgeynta iyo fahamkiisa
  • Micnaha saxda ah ee suuqgeynta iyo iibka
  • Toosinta fikirkaaga ku aadan macaamiisha si aad u guuleysatid
  • Sida ay u fikiraan macaamiisha marka ay wax iibsanayaan
  • Isticmaal 3 sheey oo ka bilaawda S marka aad wax ka iibineysid macmiilka
  • Tijaabi fahamkaaga

MODULE 2.  Sidaad u soo jiidan laheyd macaamiil wax kaa iibsada

  • Sidee lagu helaa macaamiil wax kaa iibsata?
  • Sifooyinka macmiilka mudan in aad waqti gelisid si aad wax ug iibisid
  • Fahmidda shaqsiyada macmiilka ay u badantahay in uu wax kaa iibsado
  • Sidaad u fahmi laheyd dhibaatooyinka haysta macaamiisha
  • Tusaale kaa caawinaya sida loo sameeyo iibka wacan: Software Sales Example
  • Xalinta khilaafka idinka ka dhex dhaca dadka
  • Tijaabi fahamkaaga

MODULE 3. Nuucyada suuqgeynta rasmiga ah

  • Suuqgeynta qadiimiga ah: Traditional/Inbound marketing
  • Suuqgeynta internetka: Digital marketing
  • Suuqgeynta internetka: affiliate / SEO / Guerrilla marketing
  • Suuqgeynta afka: Word of mouth
  • Tijaabi Fahamkaaga

MODULE 4. Qeybaha suuqgeynta iyo xayeesiinta rasmiga ah

  • Nuucyada xayeesiinta: Promotion Mix & Push strategy
  • Heerarka adeega ama alaabta ay marto: Pull Strategy and product life cycle stages
  • Tijaabi Fahamkaaga

MODULE 5. Istiraatijiyada iyo qorsheynta suuqgeynta

  • Fahmidda isitraatijyada suuqggeynta
  • Qorsheynta suuqgeynta iyo iibka
  • Heerarka ay kala maraan istiraatijyada suuqgeynta
  • Howlgelinta shaqaalaha suuqgeynta iyo iibka
  • Tijaabi Fahamkaaga

MODULE 6. Hanaanka iibka wanaagsan

  • Talaabooyinka la qaado marka wax la iibinayo
  • Sida aad u qancin laheyd macmiil ku diidan
  • Sifooyinka dadka sida wacan wax u iibiya
  • Muhiimada xiriirka iibka - Sales Communication
  • Fahmidda dibaaladda iibka - Sales Funnel
  • Fahmidda Sales Pipeline
  • Tijaabi Fahamkaaga

Hel dhamaan. badbaadso lacag

All-Access Pass - Hel Dhammaan Koorsooyinkeena

Qaado dhamaan koorsooyinka ku jira madasheena adigoo ku helaya qiimo aad uga hooseeya hadii aad u iibsatid mid mid

$200

Save $$$

somvato all access pass

Student testimonials

>