O N L I N E  C O U R S E

Excel

Microsoft Excel

SPREADSHEET SOFTWARE

$50

$25

Save 50%

Hal mar dhiib

U Gaar Ah Koorsooyinkeena

  • Muuqaalo tayeysan
  • Baro waqtigaad rabtid
  • Imtixaano & leyliyo
  • Kubaro af Soomaali
  • Ku baro mobilkaaga
  • Ka faaideyso 12 bilood

Ku Saabsan Koorsada

Koorsadan waxay kaa caawineysaa inaad awood buuxda u yeelatid adeegsiga MS - Excel. Kooraskan waxa loogu talagalay qof waliba oo doonaya inuu sare uqaado xirfadiisa aqooneed ee barnaamij qoraaleedka MS-Excel iyadoo looga bilaabayo heerk billaw ah, lana sinayo tusaalooyin uu si fudud u fahmi karo

Barnaamijka Excel waxaa laga isticmaalaa ku dhowaad shirkad waliba iyo mashruuc waliba waana barnamijka ugu caansan ee loo adeegsado dhanka uruurinta, keydinta, falanqeynta xog waliba. Barashadiisa waxa ay siineysaa qofka xirfad uu uga soonaado dadka intood kale.

  • Uruurtinta & keydinta xogta shirkadaha, heyadaha, iyo mashruucyada
  • Falanqeynta xog kasta si loo helo macluumaad lagu kalsoonyahay oo lagu go'aan qaadan karo
  • Soo saarista warbixino uu maamulka u isticmaalo nolol maalmeedka shirkadda/heyadda ama mashruucyada

Si Kooban:

$25

33 Cashar

2.5 saac muuqaal

Heer Billaw

Shahaado Haa

Buug Haa


Macalinka:

somvato ahmed

Macalin Ahmed M. Salad waa khabiir ku xeel dheer tiknoolojiyadda, kuna soo shaqeeyey mudo 13 sano kabadan, sidoo kalana leh khibrad macalinimo gaar ahaan maadooyinka laxiriira tiknoolojiga.
Macalinku wuxuu heystaa shahaadada heerka 2aad ee jaamacadda (Masters Degree) ee Culuumta mashaariicda (Project Management) iyo Shahaadada heerka 1aad ee Culuumta tiknoolojiga (Computer Science).

Manhajka Koorsada:

LIISKA CASHARADA

  • Getting Started with Word
  • Text Formatting in MS Word
  • How to Add an Image
  • How to Save as a PDF and Print
  • How to Edit Page Layouts
  • How to Insert Tables
  • Checking Spelling and Grammar
  • How to add Header and Footer and Page number
  • How to Add Shapes
  • Project 1: Student Newsletter
  • Project 2: Preparing a Word Document with a Table of Content

Hel dhamaan. badbaadso lacag

All-Access Pass - Hel Dhammaan Koorsooyinkeena

Qaado dhamaan koorsooyinka ku jira madasheena adigoo ku helaya qiimo aad uga hooseeya hadii aad u iibsatid mid mid

$200

Save $+++

somvato all access pass

marqaatiga Ardayga

>