ENGLISH

PRE-INTERMDIATE

CEFR A2

30%
Heerka Luuqadda

Ku Saabsan Koorsada

somvato cefr a2

Koorsada CEFR English A2 waxa ay fursad u siineysaa in uu qofka dhisto asaasiyaadka luuqadda Ingiriiska isagoo baranayo ereyo ka badan 1,000 oo ku jira jumlado isticmaalkeedu badanyahay

Inta lagu jiro koorsada, waxaad heli doontaa wada sheekeysiyo wacan oo laguugu fasirayo af Soomali kadibna aad dhageysaneysid cashar waliba iyadoo ay ku hadlayaan dadka u dhashay luuqadaa si aad u baratid dhawaqa saxda ah.

Sidoo kale waxaad awood u yeelan doontaa in aad tijaabisid fahamkaaga cashar waliba oo aad qaadatid adigoo galaya imtixaan yar oo tijaabo ah kadibna aad ku ceshatid casharka.

Koorsada waxaa la socda buug dhameystiran oo ay ku jiraan dhammaan casharada lagu sharxayo muuqaalada iyo kuwo kale oo badan. Buuga waxa uu diyaar uyahay daabacaaad (A4 Size Format)

VIDEOS

AUDIO

QUIZ

VOCAB

BOOK

25 + Lessons

25 + Lessons

25 + Quizzes

1000 + Words

70 + Pages

Saacadaha la iska rabo:

180 - 200

Qiimaha Koorsada:

$50

$25

Save 50%

Imtixaanada ay kaa caawineyso:

  • IELTS Score: 3.0 - 4.0
  • Cambridge Score: 120 - 140
  • TOEFL Score: 30 - 40
somvato course resources

Ujeedooyinka Koorsada

  • Fahamka iyo isticmaal ka kalmadaha maalinlaha ah oo inta badan bulshada adeegsato iyo weedhaha aasaasiga ah.
  • Inaad dhisi kartid jumlado kooban oo ku saabsan nolol maalmeedka.
  • In aad isticmaali kartid ereyo kala duwan oo ku saabsan nolol maalmeedka sida waxbarashada, cayaaraha, iwm

Billaw koorsada ama ku biir fasal

somvato whatsapp

Manhajka Koorsada

Manhajkan waxa uu ku saleysan yahay nidaamka caalamiga ah ee CEFR oo ah nidaam ay diyaarisay Midowga Yurub balse laga isticmaalo dunida oo dhan. Waxa uu qeexayaa awoodaha loo baahanyahay in uu yeesho qofka baranaya luuqadda hadba marxaladda uu joogo.

Casharadan waxa ay ku saleysanyihiin heerka CEFR English A2 - Pre-Intermediate Level

CEFR-Levels-in-English

Ku hadalka Luuqadda

A2 CEFR

  • Fahamka jumlada isla socda
  • U adeegsiga luuqadda arimaha bulshada
  • Sida dukaameysiga
  • Sida waxbarashada
  • Sida xafiiska & shaqada
  • Sida cayaaraha & jimicsiga
  • Kabixinta warbixin kooban ashyaada kala duwan
  • Qeexida goobaha

Casharada Koorsada

A2 CEFR

  • Asking for direction
  • Ordering at coffee shop
  • checking in at the airport
  • Opening a bank account
  • Buying a new phone
  • Working in the office
  • Injuries & first aid
  • Going to the doctor
  • Photo editing
  • Language learning
  • Computer problems
  • Building a website
  • Talking about exams

Natiijada Koorsada

Marka aad si wacan u dhameysatid koorsadan adigoo gelinaya dhamaan saacadaha loo baahanyahay, waxaa la filayaa in aad si wacan uga dhisantid asaasiyaadka luuqada adigoo bartay dhoor boqol ereyo iyo jumlada muhiim u ah nolol maalmeedka

Tayada natiijada laga helayo barnaamijka waxa ay ku xirantahay dadaalka iyo waqtiga uu ardaygu geliyo

BRAVO SUCCESS

Billaw koorsada ama ku biir fasal

somvato join

Sharaxaada Heerarka

Sida uu qabo nidaamka CEFR, qofka baranaya luuqadda waa in uu awood u leeyahay in uu u isticmaalo luuqadda nolol maalmeedkiisa iyadoo la eegayo hadba heerka uu joogo. Heer waliba waxaa la rabaa in uu qofka leeyahay karti gaar ah oo ku fushan karo arimihiisa gaarka ah.

Fadnlan booqo heer waliba boggis gaarka ah si aad u heshid xog dhameystiran: 

Marqaatiga Ardayga

Nagala xiriir

Toos ama WhatsApp

Toos ama WhatsApp

>