Baro Luuqadda Ingiriiska
Nidaam ku saleysan hanaanka casriga ah ee loo dhigo, loona barto luuqadaha ajnabiga ah
Koorsooyinka Luuqadda

English A1: Beginner Level
Online & In-Person

English A2: Pre-Intermediate Level
Online & In-Person

English B1: Intermediate Level 1
Online & In-Person

English B2: Intermediate Level 2
Online & In-Person

English C1: Advanced Level
Online & In-Person

English C2: Proficiency Level
Online & In-Person
Ka bax baahida luuqada Ingiriiska hadda
Nidaamka machadka Somvato waa mid kuu sahlaya in aad u baratid luuqada Ingiriiska qaab ka hormarsan kana fudud qaababka ay isticmaalaan inta badan waxbarashada dalka Soomaliya.
Waxaad ka dhismi doontaa dhamaan dhinacyada luuqada sida aqrinta, hadalka, dhageysida iyo qoraalka adigoo raacaya nidaam la soo tijaabiyay
CEFR waxa ay u taagantahy Common European Framework of Reference for Languages. Waa nidaam caalami ah oo loogu talagalay horumarinta luuqaadaha dhigistooda iyo barashadooda.
Nidaamkaan waxaa sameeyey Midowga Yurub (Council of Europe, 2001) waxaana isticmaala hadda in kabadan 100 wadan oo ku hormariya luuqadahooda gaarka ah.


Tijaabi Heerkaaga Luuqadda

Student testimonials