ENGLISH

INTERMEDIATE LEVEL 1

CEFR B1

60%
Heerka Luuqadda

Ku Saabsan Koorsada

somvato cefr b1

Koorsada CEFR B1 waxa ay awood kuu siin doontaa inaad dhisto oo aad ku hormariso darajada heerka dhexe. Waxaad awood u yeelan doontaa inaad naftaada ku hormariso oo saameyn wax ku ool ah ku yeelato guud ahaan ganacsigaaga, bulshada, iyo hawlahaaga guud.

Inta lagu jiro koorsadan, waxaad horumarin doontaa xirfado dhexdhexaad ah (Intermediate Skills). Si wax ku ool ah, waxaad awoodi doontaa inaad ku soo bandhigto fikradahaaga iyo mashruucyadaada, sidoo kale waxaad awoodi doontaa in aad sameeyso bandhigyo (Presentations), iyo inaad ka jawaabi kartid su’aalaha adag, adigoon ka walwaleynin fasaaxadda luuqadaada.

Sidoo kale waxaad awood u yeelan doontaa inaad maamusho iyo aad daadihiso shirarka goobaha shaqada iyo bandhigyadda. 

VIDEOS

AUDIO

QUIZ

TEST

BOOK

50 + Lessons

30 + Lessons

30 + Quizzes

10 + Tests

70 + Pages

Saacadaha la iska rabo:

300 - 400

Qiimaha Koorsada:

$50

$25

Save 50%

Imtixaanada ay kaa caawineyso:

  • IELTS Score: 4.0 - 5.0
  • Cambridge Score: 140 - 160
  • TOEFL Score: 40 - 65
somvato course resources

Ujeedooyinka Koorsada

  • Inaad awooddi kartid lafalgalidda luuqadda ingiriiska adigoo ugu hadlaya si’fasiix ah, taasoo awood kuusiindoonta inaad kula hadasho luuqadda ingiriiska dadka udhashay adigoon wax culees ah dareemin.
  • Inaad famhi kartid arimaha muhiimka ee maalin laha loo’isticmaalo - sida arimaha laxiriira qoyska, shaqada iyo guud ahaan arimaha bulshada.
    Inaad iska xalin kartid arimaha kaasoo wajihi kara markaad safar ku mareysid wadamada looga hadlo luuqadda ingiriiska
  • Inaad qoraalo kooban ka qori kartid, waxyaabaha aad xiiseysid
  • Inaad si-hufan sharaxaad kabixin kartid qibradaada, dhacdooyinka kusoo maray, himilooyinka, riyooyinkaaga, iyo qorshagaaga mustaqbalka.

Billaw koorsada ama ku biir fasal

somvato whatsapp

Manhajka Koorsada

Manhajkan waxa uu ku saleysan yahay nidaamka caalamiga ah ee CEFR oo ah nidaam ay diyaarisay Midowga Yurub balse laga isticmaalo dunida oo dhan. Waxa uu qeexayaa awoodaha loo baahanyahay in uu yeesho qofka baranaya luuqadda hadba marxaladda uu joogo.

Casharadan waxa ay ku saleysanyihiin heerka CEFR B1 - Intermediate Level 1

CEFR-Levels-in-English

Ku hadalka Luuqadda

B1 CEFR

  • Qeexidda dhacdooyinka iyo qibraddaha
  • Muujinta rajooyinka iyo himilooyinka
  • Gudbinta dareenka
  • Sababeynta arimaha
  • Muujinta dookhyada
  • Sheegidda waajibaadka
  • Sharaxaada dhacdooyinkii hore
  • Sharaxaada dhacdooyinka mustaqbalka

Casharada Koorsada

B1 CEFR

  • Family
  • Shopping
  • Sports
  • Holidays
  • Health
  • Culture
  • Work
  • Technology
  • Economy
  • Education

Natiijada Koorsada

Marka aad si wacan u dhameysatid koorsadan adigoo gelinaya dhamaan saacadaha loo baahanyahay, waxaa la filayaa in aad si wacan uga dhisantid dhinacyada hadalka, dhageysiga, aqriska iyo qoraalka intuba.

Tayada natiijada laga helayo barnaamijka waxa ay ku xirantahay dadaalka iyo waqtiga uu ardaygu geliyo

BRAVO SUCCESS

Billaw koorsada ama ku biir fasal

somvato whatsapp

Sharaxaada Heerarka

Sida uu qabo nidaamka CEFR, qofka baranaya luuqadda waa in uu awood u leeyahay in uu u isticmaalo luuqadda nolol maalmeedkiisa iyadoo la eegayo hadba heerka uu joogo. Heer waliba waxaa la rabaa in uu qofka leeyahay karti gaar ah oo ku fushan karo arimihiisa gaarka ah.

Fadnlan booqo heer waliba boggis gaarka ah si aad u heshid xog dhameystiran: 

Student testimonials

Nagala xiriir

Toos ama WhatsApp

Toos ama WhatsApp

>