ENGLISH
BEGINNER LEVEL
CEFR A1
Ku Saabsan Koorsada
Koorsada CEFR A1 waxa ay fursad u siineysaa in uu qofka dhisto asaasiyaadka luuqadda Ingiriiska isagoo helayo dhoor boqol ereyo iyo jumlada aad muhiim ugu ah nolosha
Inta lagu jiro koorsada, waxaad heli doontaa wada sheekeysiyo kooban oo laguugu fasirayo af Soomali kadibna aad dhageysaneysid cashar waliba iyadoo ay ku hadlayaan dadka u dhashay luuqadaa si aad u baratid dhawaqa saxda ah.
Sidoo kale waxaad awood u yeelan doontaa in aad tijaabisid fahamkaaga cashar waliba oo aad qaadatid adigoo galaya imtixaan yar oo tijaabo ah kadibna aad ku ceshatid casharka.
Koorsada waxaa la socda buug dhameystiran oo ay ku jiraan dhammaan casharada lagu sharxayo muuqaalada iyo kuwo kale oo badan. Buuga waxa uu diyaar uyahay daabacaaad (A4 Size Format)
VIDEOS | AUDIO | QUIZ | VOCAB | BOOK |
---|---|---|---|---|
30 + Lessons | 30 + Lessons | 30 + Quizzes | 320 + Words | 60 + Pages |
Saacadaha la iska rabo:
150 - 250
Qiimaha Koorsada:
$50
$25
Save 50%
Imtixaanada ay kaa caawineyso:
Ujeedooyinka Koorsada
Billaw koorsada ama ku biir fasal
Manhajka Koorsada
Manhajkan waxa uu ku saleysan yahay nidaamka caalamiga ah ee CEFR oo ah nidaam ay diyaarisay Midowga Yurub balse laga isticmaalo dunida oo dhan. Waxa uu qeexayaa awoodaha loo baahanyahay in uu yeesho qofka baranaya luuqadda hadba marxaladda uu joogo.
Casharadan waxa ay ku saleysanyihiin heerka CEFR A1 - Beginner Level
Ku hadalka Luuqadda
A1 CEFR
Casharada Koorsada
A1 CEFR
Natiijada Koorsada
Marka aad si wacan u dhameysatid koorsadan adigoo gelinaya dhamaan saacadaha loo baahanyahay, waxaa la filayaa in aad si wacan uga dhisantid asaasiyaadka luuqada adigoo bartay dhoor boqol ereyo iyo jumlada muhiim u ah nolol maalmeedka
Tayada natiijada laga helayo barnaamijka waxa ay ku xirantahay dadaalka iyo waqtiga uu ardaygu geliyo
Billaw koorsada ama ku biir fasal
Sharaxaada Heerarka
Sida uu qabo nidaamka CEFR, qofka baranaya luuqadda waa in uu awood u leeyahay in uu u isticmaalo luuqadda nolol maalmeedkiisa iyadoo la eegayo hadba heerka uu joogo. Heer waliba waxaa la rabaa in uu qofka leeyahay karti gaar ah oo ku fushan karo arimihiisa gaarka ah.
Fadnlan booqo heer waliba boggis gaarka ah si aad u heshid xog dhameystiran:
Marqaatiga Ardayga
Nagala xiriir
Toos ama WhatsApp
Toos ama WhatsApp