ENGLISH

INTERMEDIATE LEVEL 2

CEFR B2

75%
Heerka Luuqadda

Ku Saabsan Koorsada

somvato cefr b2

Marka loo eego tilmaamaha CEFR ee rasmiga ah, hadii aad gaartid heerka B2 waxaad awoodi doontaa:

  • In aad ula falgashid luqadda ingiriiska hab faseexo leh, iyo inaad si-fudud ula falgashid kula sheekeeysiga iyo laxiriiirka dadka luuqadda ingiriiska udhashay adigoon wax dhib ku qabin faseexadda luuqaadda.
  • In aad ka qeyb qaadan kartid doodaha mowduucyada aad xirfada ama aqoonta gaarka uleedahay adigoo adeegsanaya ku hadalka luuqadda ingiriiska
  • In aad kusoo badndhigi kartid - sharaxaadna kaga bixin kartid - mowduuckasta adigoo joogo meelo fagaaro ah.
  • In aad kula hadli kartid luuqadda ingiriiska bulsho kala duwan oo isugu jira adigoo si’sahlan ugu gudbin kara afkaartaad qolo waliba fahankooda.

VIDEOS

AUDIO

QUIZ

VOCAB

BOOK

36 + Lessons

20 + Lessons

10  Quizzes

1,000+  Voc.

140 + Pages

Saacadaha la iska rabo:

500 - 600

Qiimaha Koorsada:

$0

$40

Save 0%

Imtixaanada ay kaa caawineyso:

  • IELTS Score: 5.5 - 6.5
  • Cambridge Score: 160 - 180
  • TOEFL Score: 65 - 95

Billaw koorsada ama ku biir fasal

somvato whatsapp

Manhajka Koorsada

Manhajkan waxa uu ku saleysan yahay nidaamka caalamiga ah ee CEFR oo ah nidaam ay diyaarisay Midowga Yurub balse laga isticmaalo dunida oo dhan. Waxa uu qeexayaa awoodaha loo baahanyahay in uu yeesho qofka baranaya luuqadda hadba marxaladda uu joogo.

Casharadan waxa ay ku saleysanyihiin heerka CEFR B2 - Intermediate Level 2

CEFR-Levels-in-English

Ku hadalka Luuqadda

B2 CEFR

  • Isticmaalidda ereyo badan oo munaasab ah
  • Qeexitaanka dhacdooyin maalmeedka si faaleysan
  • Helidda kalsooni fiican dhanka isbandhigga
  • Sababeynta & sharaxaada arimaha shaqada
  • Jeedinta qudbado woxoogaa dhadheer
  • Ka qeybqaadashada kulanada  ganacsiga

Casharada Koorsada

B2 CEFR

  • Climate & Environment
  • Education
  • Family
  • Health
  • Travels
  • Shopping
  • Work
  • Technology
  • Economy
  • Sports

Natiijada Koorsada

Marka aad si wacan u dhameysatid koorsadan adigoo gelinaya dhamaan saacadaha loo baahanyahay, waxaa la filayaa in aad si wacan uga dhisantid dhinacyada hadalka, dhageysiga, aqriska iyo qoraalka intuba.

Tayada natiijada laga helayo barnaamijka waxa ay ku xirantahay dadaalka iyo waqtiga uu ardaygu geliyo

BRAVO SUCCESS

Billaw koorsada ama ku biir fasal

somvato whatsapp

Sharaxaada Heerarka

Sida uu qabo nidaamka CEFR, qofka baranaya luuqadda waa in uu awood u leeyahay in uu u isticmaalo luuqadda nolol maalmeedkiisa iyadoo la eegayo hadba heerka uu joogo. Heer waliba waxaa la rabaa in uu qofka leeyahay karti gaar ah oo ku fushan karo arimihiisa gaarka ah.

Fadnlan booqo heer waliba boggis gaarka ah si aad u heshid xog dhameystiran: 

Student testimonials

Nagala xiriir

Toos ama WhatsApp

Toos ama WhatsApp

>