Baro Luuqadda Ingiriiska

Nidaam ku saleysan hanaanka casriga ah ee loo dhigo, loona barto luuqadaha ajnabiga ah

  • Macalimiin tababaran
  • Isla xisaabtan
  • Heer waliba
  • Waqti waliba
  • Fasalo gaar ah
  • Ku saleysan nidaamka CEFR

Koorsooyinka Luuqadda

somvato cefr a1

English A1: Beginner Level

Online & In-Person

  • Isticmaali karaa ereyada & jumladaha asaasiga ah
  • Weydiini karaa kana jawaabi karaa su'aalo kooban
  • Isbaro karaa naftiisa iyo dadka kale
somvato cefr a2

English A2: Pre-Intermediate Level

Online & In-Person

  • Fushan karaa shaqooyinka asaasiga u ah noloshiisa
  • Qori karaa, aqrin karaa dhambaalo kooban
  • Ka bixin karaa sharaxaad kooban arimaha guud 
somvato cefr b1

English B1: Intermediate Level 1

Online & In-Person

  • Fahmi qodobada muhiimka ah ee hadalada
  • Qori karaa, aqrin karaa luuqadda loo isticmaalo nolol maalmeedka
  • Ka bixin kara sharaxaad dhameystiran, weydiin kara sharaxaad dheeri ah
somvato cefr b2

English B2: Intermediate Level 2

Online & In-Person

  • Fahmi kara nuxurka hadalada dhaadheer iyo wararka warbaahinta
  • Aqrin karaa, qori karaa maqaalo iyo warbixinno
  • La falgali karo qofkasta isagoon ka dareemeyn culeys badan isticmaalka ereyada
somvato cefr c1

English C1: Advanced Level

Online & In-Person

  • La xiriir kara qofkasta isagoon dareemeyn wax culeys ah
  • Aqrin karaa qoraalada adag ee ku saabsan cilmiga
  • U fahmi kar muwaadiniinta luuqada si fudud oo aan dadaal badan u baahneyn
somvato cefr c2

English C2: Proficiency Level

Online & In-Person

  • Ku baran kara luuqada heerarka sarsare sida PhD
  • U isticmaali kara luuqada wada hadalashada ganacsiga heerarkooda ugu sareeya
  • Ku qori kara luuqadda mowduucyada adag sidoo kalana kala duwan

Ka bax baahida luuqada Ingiriiska hadda

Nidaamka machadka Somvato waa mid kuu sahlaya in aad u baratid luuqada Ingiriiska qaab ka hormarsan kana fudud qaababka ay isticmaalaan inta badan waxbarashada dalka Soomaliya.

Waxaad ka dhismi doontaa dhamaan dhinacyada luuqada sida aqrinta, hadalka, dhageysida iyo qoraalka adigoo raacaya nidaam la soo tijaabiyay

CEFR waxa ay u taagantahy Common European Framework of Reference for Languages. Waa nidaam caalami ah oo loogu talagalay horumarinta luuqaadaha  dhigistooda iyo barashadooda.

Nidaamkaan waxaa sameeyey Midowga Yurub (Council of Europe, 2001) waxaana isticmaala hadda in kabadan 100 wadan oo ku hormariya luuqadahooda gaarka ah.

CEFR-Levels-in-English


somvato english skills

Tijaabi Heerkaaga Luuqadda

English test

Student testimonials

>